Tuesday, October 17th, 2017

Zlatan iyo Lacazette oo hadalo is weydaarsaday, xilli caawa ay wada balansan yihiin

Published on August 1, 2015 by   ·   No Comments   ·   980 Reads

 

Kooxaha Lyon iyo PSG ayaa caawa 10-saac ku balan san Super Cup-ka France kaas oo la ciyaaro ka hor bilaabashada horyaalka dalkaas.

 

Weerar yahanada labadaan kooxood ee kala ah Alexandre Lacazette iyo Zlatan Ibrahimovic ayaa hawada isku mariyay hadalo kala duwan ka hor inta aysan isku arkin gudaha garoonka.

 

Alexandre Lacazette ayaa bilaabay hadalka kadib markii uu u sheegay Wargayska L’Equipe inuu ku riyooday isaga oo 2-gool ka dhalinaya PSG wuxuuna yiri:

 

“Waxaan ku riyooday aniga oo 2- gool ka dhalinaya kooxda PSG.” laakiin Zlatan Ibrahimovic ayaa u jawaabay wuxuuna yiri:

 

“Waxaa lagayaabaa inuu ku riyooday aniga oo 2-gool ka dhalinaya laakiin uusan doonayn inuu ka hadlo xaqiiqda.”

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...