Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Laacibka Sanadka Ee Qaarada Africa

Dhaliye December 21, 2012 2

Waxaa Akhrisatay :509
Laacibka qaranka ivory coast  iyo kooxda Man City Yaya Toure ayaa loo caleema saaray ciyaaryahanka ugu wanagsan qaarada africa sanadkaan sii dhamaanayaa ee 2012-ka .

Yaya ayaa abaal marintaas lagu gudoonsiiyay maadaama koxdiisa City uu kula guuleystay horyaalka ingiriiska xilli ciyaareedkii 2011-2012-ka sidoo kalana sidoo kalana qaranka dalkiisana u soo saaray ciyaaraha kama dambeyska ah ee qaramaad africa ee 2012-ka

Laacibkaan ayaa ka sara maray laacibka kale ee ay isku dalka yihiin Drogba  iyo laacibka reer Cameron ee u ciyaara Barcelona ee lagu magacaabo Alex Song  .

Dhaliye Isha Ciyaaraha

2 Comments »

  1. Fabregas December 21, 2012 at 11:01 am - Reply

    Hambalyo yaya toure

  2. Cumar mudey December 27, 2012 at 10:55 pm - Reply

    Ham balyo yahye tue walaalkeyga muslimka ah wan ku faraxsanahay kaalinta uu galay isha allaah waxan u rajenaya kan 2013 allaah kugu guuleyo yaa akhii by

Leave A Response »