Xulka Qaranka Somaliya oo galabta la ciyaari doono Xulka Qaranka Burundi

Dhaliye November 24, 2012 20

Waxaa Akhrisatay :2702
Xulka xiiso badan oo ka tirsan ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa oo dhex mari doona Soomaaliya iyo Burundi ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco magaalada kampala.

Ciyaartaan ayaa ah mid xiiso badan waxaana la wada sugayaa natiiyada ka soo bixi doonta, waa kulankii ugu horeeyay oo ay Soomaaliya la ciyaarayso wadanka Burindi koobkaan oo sanadkaan ka furmay magaalada kampala.

Ciyaartoyda Soomaaliya oo wax badan la diyaarinayay ayaa waxay isku diyaarinayaan kulankaan oo ah mid adag waxaana ay rajo ka qabaan in ay guul wanaagsan ay ka soo hooyaan.

Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay la ciyaari doontaa wadamo kale oo dhowr ah oo ay isku Guruubyihiin laakiin malinta kooxda Soomaalida ayaa warbaahinta u sheegay in sanadkaan ciyaartoydu ay yihiin kuwo isku kalsoon.

Macalin Geelle Macalinka kooxda Soomaaliya ayaa sheegay in sanadkaan ay jiraan ciyaartoy badan oo ka yimid wadanka dibadiisa kuweaasi oo ka qaybgalaya ciyaarahaan oo matalaya Soomaaliya

Soomaaliya Horay loogama baran in ay natiijooyin fiican ay ka keento ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha AFrika iyo waliba ciyaaraha kale ee loo aado wadanka dibadiisa.

 

 

20 Comments »

  1. Welsher November 24, 2012 at 2:46 pm - Reply

    Viva somaliya gul wcn

  2. Lajeclow November 24, 2012 at 2:50 pm - Reply

    Somali guul ayan idin rajeynaya insha allah walalyal

  3. Nuurb November 24, 2012 at 3:03 pm - Reply

    Galabta nasib hadan lenaha wan badena 3daxda kulan ee aan sugayo wakamid somalia arsenal real madrid cawa viva wilsher and ronaldo

  4. samiiro November 24, 2012 at 3:34 pm - Reply

    insha allah somalia guul ayaan u rajaynaayaa go somalia god is with u

  5. Dulaye November 24, 2012 at 3:51 pm - Reply

    Soomaaliya way badin inshaa laah san ilah karajaynayno olopikida adunka ayan ku fashilanaye tan kuma fashilmayno insha alah

  6. oscar November 24, 2012 at 3:55 pm - Reply

    Insha allah wabadinayna galabta

  7. Maney November 24, 2012 at 4:18 pm - Reply

    Somaliya umadaaheyso burundi
    waxa badinaayo somaliya
    somaliya 3 burundhi 1

  8. Aasbaro November 24, 2012 at 7:07 pm - Reply

    Kharanka soomaliya guul ayan urajayna

  9. Chom cho November 25, 2012 at 7:01 am - Reply

    Somali somali they will not get any win from that teams somali’s are good to fight but not any ather thing

  10. somaliweyn November 25, 2012 at 9:00 am - Reply

    insha’alah waxan rajeyna inan kobkan qaadno o anka qadno uganda lafteda finalka insha’alah
    guul aan idin rajeyneyna wana idinso duceyneyna insha’alah

  11. Muqdisho boy November 25, 2012 at 9:34 am - Reply

    Qeyr ayan rajeyneyna burundi dhulka lagu jiida insha.alah galbta somalia guul

  12. Farxan November 25, 2012 at 10:29 am - Reply

    Insha allah wan badinayna
    guuuuuuuuuul somalia

  13. Qadar juube November 25, 2012 at 11:29 am - Reply

    Galabta waa badineynaa waxan ku badineyna 1-0 insha allah somalia guul

  14. cumar November 25, 2012 at 11:31 am - Reply

    waxaan rajaynaynaa inan badino lkn waqtiga la ciyaari doono ma aadan sheegina mahadsanidiin

  15. chelsea November 25, 2012 at 12:31 pm - Reply

    guuul wacan

  16. chelsea November 25, 2012 at 12:31 pm - Reply

    guuul wacan somaliya

  17. Sacdiyo920@hotmail.com November 25, 2012 at 2:59 pm - Reply

    Guul insha alah

  18. Ahmaldo cade December 28, 2012 at 1:35 pm - Reply

    In shallah walalyal wad gulley san dontan viva somalia SOMALIA -5. BURUNDI -0

  19. Manka January 18, 2013 at 5:51 am - Reply

    War somaliya ma badin doonto

  20. Baryare January 27, 2013 at 7:42 pm - Reply

    K,k,k,k
    awwod miiltiri inshal alah

Leave A Response »