XOG:- Real Madrid waa kooxda ugu yar ee laga dhaliyay gool LA Liga-ha

Dhaliye January 2, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :721
hihi2-212

Xog uu soo saaray shabakada Real Madrid ee rasmiga ah ayaa sheegaysa in kooxda Real tahay kooxda LA LIGA-ha ugu difaaci fiican halkaaso laga dhaliyay 17 gool, hadana 16 dhibcood ka dambeeyan Barcelona oo hagaanka haysa.

Waxa laga dhaliyay Real sanadkii 2012 marka la isku geeyo 34gool ka dib markii ay dheelee 39 ciyaarod,halkaason 13ciyaarod waxba lagma dhalin (clean sheet), halkasoy Real ka soo daba dhaceen kooxha Atletico Madrid (36), Barcelona (40), Malaga (43), Real Sociedad (49).

Hadaba 34-kan gool ee laga dhaliyay Real waxay ukala imanayan 17gool oo xilli ciyaareedkii hore badh ka mid ah, iyo badh ka mida xilli ciyaareedkan oo isna laga dhaliyay 17 gool, 13 ciyaarod ee Clean sheet-ka ay qaateena 7ciyaarod aya xilli ciyaareedkii hore ah, xilli ciyaareedkana 6 ciyaarod ayay ilaashteen goolkooda.

 

llllllllllllllllllll

2 Comments »

  1. Daahir January 2, 2013 at 12:37 pm - Reply

    Asc real madrid waa kooxda ugu fiican aduunka marka la eego qaliyaynta koxaha aduunka iyo xidigooda ozil ee muslimka ah viva ozil viva ozil 2013 by

  2. Nuurb January 2, 2013 at 2:38 pm - Reply

    Viva özil khadira karem benzima viva all muslimin

Leave A Response »