Friday, July 20th, 2018

Xidiga Navas oo sheegay in Man City ay ka soo kaban doonto guul daradii Chelsea

Published on February 5, 2014 by   ·   No Comments   ·   1,175 Reads

Garabka orodka badan ee kooxda Manchester City Navas ayaa sheegay in kooxdiisa ay kasoo kabsan doono wixii dhacay habeenkii isniinta markaas oo 1-0 ay ku qaarajisay kooxda Chelsea.

Gushaasi oo ka dhigneyd tii ugu horeysay oo ay kusoo gaarto Ethihad kooxda Chelsea tan iyo November 2010.

Manchester City waxay ahaan doonan kuwo awood u yehsa inay ku guuleystaan Premier League ayuu hadalkiisa raaciyay xididga Spain ee Navas.

Navas ayaa intaa raaciyay in uusan jirin hadda wax wal wal ah uu uu qabo macalin Manuel Pellegrini iyo kooxdiisa maxaa yeelay ayuu leeyahay waxaan ku kalsoonahay waxaa soo socda.

Ciyaaeyahankii hore ee kooxda Sevilla ayaa saadaaliyay, in City ayaa hanan doono markale todobadkan hogaanka Primer League oo mar usoo gaca galay lakiin ay si fudud kusii deysay.

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...