Xavi Hernandez Oo Hishiis Kordhin U Sameynaya Barcelona

Dhaliye December 8, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :499
 

Kubad sameeyaha kooxda Barcelona Xavi ayaa qarka u saraan in hishiis cusub u saxiixo kooxda kaasi oo gaaraya illaa sanadka 2016-ka sida wargeysyada ka soo baxa Spain qorayaan .

 
Hishiiskiisa haatan ayaa ku siman sanadka 2014-ka balse wakiilkisa ayaa sheegaya in Xavi ay xamaasad u hayso in hishiiskiisa muddo ku kordhiyo , iyadoo aysan jirin wax shuruud ah oo ku xiran hishiis kordhinta .

 

 

Waxa kale oo jira ciyaartooy kale oo hishiiska iyana u kordhinaya kooxda waxaana ka mid ah Adriano , tello , inkastoo labada laacib hishiiskooda xiligaan uusan fara ka qodneyn .

Dhaliye Isha Ciyaaraha

 

 

Leave A Response »