Monday, December 18th, 2017

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Published on August 6, 2015 by   ·   No Comments   ·   4,408 Reads

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.

 

Alonso ayaa sheegay in labadaas macalin ee uu ka soo hoos ciyaaray in ay ka siman yihiin dhanka tababarka ciyaaryahanada, sidoo kale shaxda garoonka iyo qaabka loo dhiira galiyo ciyaaryahanada ku jira garoonka.

 

“Waxaan aaminsanahay in Guardiola iyo Mourinho ay ka siman yihiin dhinac walba, waa laba tababare oo aad u wanaagsan.” Ayuu yiri Xabi Alonso.

 

Si kastaba Alonso ayaa horey ugu soo ciyaaray kooxaha Liverpool iyo Real Madrid oo uu kula soo guuleystay Champions League, isagoona ugu dambeyn ku biiray sanadkii 2013­14 kooxda Bayern

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...