Waraysi ay la yeelatay jariirada kasoo baxda wadanka England ee Thesun tababaraha kooxda Arsenal ee Arsen Wenger ayaa tilmaamay inay taageerayaasha Arsenal doonayn in la keeno kooxda ciyaaryahan magac wayn sida xidiga Barcelona ee Lio Messi.
Kooxda oo dhawaan heshiiska u cusboonaysiisay shan ciyaaryahan oo da’ yar ayaa hadana taageerayaashu waxay doonayan in la keeno kooxda xidigo waawayn sida kooxaha kale.
Waxa uu yiri Wenger “taageerayaashu waxay doonayan Lionel Messi oo kale, se dooni maayan ciyaaryahan da’ yar oo soo shaac baxaya”
“ciyaaryahan magac wayn kubada ku leh oonu keena waxa uu rajo siinaya taageerayasha, se markanu soo keeno ciyaaryahan aan la garanayn way niyad jabayaan waanaanu isku dayaynaa inanu keeno ciyaaryahanada nalaga doonayo”












Benlow benlow
Waxa kaliya e an donayno xidig magac iyo muqal ku leh kubada cagta
.k.k.k. Higuain benzima cavani halkod
k.k.k.k. Thanks for the memories buts time to say goodbye.
Viva gunners
arsenal gajo gajo dhashay maxay gadanaysa
Maraxow arsinal waa hooy ay laacibinto soo maran marka haka qaraarin viva arsinal it is time to arsinal