Wax kabaro Guulaystayaasha Abaalmarinta Xidiga Africa ee Sanadka

Dhaliye November 5, 2012 4

Waxaa Akhrisatay :1923
Xili la soo saaray Tobanka Ciyaaryahan ee Abaalmarinta African Footballer of the Year ama Ciyaaryahanka Sanadkan ayaa waxaan halkaan idinku soo gudbinaysaa xidigaha ugu badan ee ku guulaysta abaalmarinta taariiqda.

Shaxdan waxaa ku qoran magacyadooda, dalkooda,iyo kooxaha hooda iyo sidioo inta jeer  uu qaaday laacibka.

Waxaa kale oo ku qoron daroojooyinka uu keenay,inta jeer uu ku guulaystay oo ah Kaalinta koowaad iyo sanadihii kale oo labaad ama sadaxaad uu soo galay.

Wins by player

ciyaaryahanka kaalinta 1 aad labaad sadaxaad
1 Cameroon Samuel Eto’o 4 2 2
2 Liberia Weah 3 4 0
3 Ghana Abedi Pelé 3 0 0
4 Ivory Coast Drogba 2 2 3
5 Cameroon Milla 2 0 0
6 Cameroon N´Kono 2 0 0
7 Nigeria Kanu 2 0 0
8 Senegal Diouf 2 0 0

4 Comments »

  1. Shamsadin November 7, 2012 at 7:23 am - Reply

    Ok

  2. siraaji November 22, 2012 at 5:02 am - Reply

    drogba wuu sadaxesan

  3. shimaali November 23, 2012 at 7:10 pm - Reply

    Drogba ayey ahayd inuu anuu hogaamiye ka ahaado abaalmarinadaan oo kale balse asagaa sanadkaan 3xeesan

  4. abaadir December 18, 2012 at 5:16 pm - Reply

    weah ayay ahayd inuu hogaamiyo waayo waa africanka kaliya ee ballondor qaatay

Leave A Response »