Waxaa Akhrisatay :2380
Kooxda Arsenal ayaa diyaar u ah inay u adeegsato lacag iyo ciyaaryahano si ay ula soo wareegto ciyaaryahanka weerarka wadanka Spain iyo kooxda Barcelona David Villa.
Wararka ayaa sheegaya in Arsenal ay doonayso inay ku wareejiso ciyaaryahan iyadoo ka faa’iideysanayso xiriirka wanaagsan ee kala dhaxeeyo Barcelona.
Waxaa qoray Daily Mirror.
Man city ayaa diyaarinayso inay iibiso Mario Balotelli sida ugu dhaqsiyaha badan kadib markii ay isku dhaceen qilaaf xoogana uu soo kala dhexgalay isaga iyo Tababare Roberto Mancini.
Xidigaan reer Talyaani ee Hooyada Ghaneeska ay dhashay waa Mario Balotelli oo 22 jir ah ayaa waxaa doonaya naadigiisa hore ee Inter iyo kooxda ay dariska yihiin ee Ac Milan.
Waxaa qoray Wargayska Daily Mail
Kooxda Tottenham waxay doonaysaa inay dhagaysato dalabyo kooxo kale kaga imaanaayo oo lagu doonaayo ciyaaryahanadeeda qadka dhexe sida Jake Luvermore,Tom Huddlestone.
Tom Huddlestone oo 26 jir ah ayaa si amaah ah doonaya inuu kaga tago kooxda Tottenham iyadoo 3 milyan uu dhigaayo qorshaha uu kaga tagaayo.
FuFull story: Daily Mail
Ciyaaryahan Villa ayaa waayay booskiisa kooxda kadib markii uu kasoo kabsaday jabkii kasoo gaaray lugtiisa.
The People aya qortay.
Kooxaha Man utd iyo Arsenal ayaa isku haysta ciyaaryahan daafaca ka ciyaaro oo lagu magacaabo Benedikt Howedes.
Labadan naadi Man utd iyo Arsenal ayaa u hanqal taagaya Benedikt Howedes oo 24 jir ah laakin wuxuu ciyaaryahankaan hakiyay hishis kordhin ay u soo bandhigtay kooxdiisa Schalke oo uu diiday inuu cusboonaysiiyo.
Full story: The Sun
Tababaraha kooxda Werder Bremen Thomas Schaaf ayaa sheegay inuu doonaayo ciyaaryahano inuu kala soo wareego isagoo ka dhawaajiyay inuu doonaayo ciyaaryahan Walcott iyo xidiga Kevin de Bruyne.
Full story: Sky Sport
Frazier Campbell ayaa noqonaya ciyaaryahan ka tagi doonno kooxda Sunderland waxaana laga doonayaa Talyaaniga,Spain,Jarmalka iyo gudaha horyaalka Ingiriiska.











waaaaaaaaaaaaaa
liverpool suuqa kama arkee maxaa dhacay?
liverpool wa shid xad suqa ku,aragta sxb meshan waxa lagu arka koxaha lacagta leh bis
Kakakakakaka vila o arsenal rapto waa riyO cmal
Viva evertoon jelavic liverpol shiid wa
Villa way heli karta arsenal haday lacag bixinayso iyo player sababtoo ah xiriir weyn ba kadhexeeya iyaga iyo barca
Liverbool suuqa maku arke maxaa helay masa hoos u dhac aya ku yimid
arsenal waa in ey sida ugu dhaqsiyaha badan ey ku keentaa wareeryahanka barca villa
K.k.k. villa arsinal hadey hesho cariiri bey nagiline ee waka dulqadena lolz
K.k.k.k damer walbo wu iska qeylin daya qeylada vila wengar ayan ugurineyna