WAR DEG DEG: Van Persie oo si rasmi ah ugu biiray kooxda kubada cagta ee Manchester United

Dhaliye August 15, 2012 21

Waxaa Akhrisatay :733
Weeraryahankii kooxda Arsenal Robin Van Persie ayaa wuxuu si rasmi ah uu ugu biiray kooxda kubada cagta ee Manchester United, taasoo maal-mahaanba dadaalo xoog leh ugu jirtay sidii ay ula soo wareegi laheyd.

Kooxda Manchester United ayaa waxay daqiiqado kahor ay bogeeda ku soo daabacday inay aqbashay wada-hadaladii ay kula jirtay kooxda Arsenal, ee ay kula soo wareegi laheyd laacibka Van Perie.

Manchester United ayaa waxay baahisay in weeraryahankeeda cusub ee ku soo kordhay uu durbaba uu u maraayo tijaabo caafimaad, inkastoo aysan sheegin qiimaha rasmiga ah ee ay ugala soo wareegtay kooxda uu xifaaltanka adag kala dhaxeeyo ee Arsenal.

Jariirada Telegraph ayaa waxay caawa qortay in kooxda Manchester United ay Robin Van Persie kula soo wareegtay adduun lacageed oo gaaraaya £22 milyan, ka gadaal markii ay sidaasi isu waafaqeyn kooxda Arsenal.

Kooxda Manchester ayaa mahdineysa in Van Persie uu ka mid noqdo xidigaheeda, iyadoo geed gaaban iyo mid dheerba u fuushay, sidii ay gacanteeda uga soo saari laheyd kooxda uu tababaraha u yahay Arsene Wenger.

21 Comments »

  1. Faisal August 15, 2012 at 8:14 pm - Reply

    Viva man u viva van peirse

  2. mahad lucky abdi sheekh August 15, 2012 at 8:44 pm - Reply

    Warkaaaaas aaa I maraaaayo saxafiga soo qoray eee ah saxafi weyn waaaad mahadsn tahay sxbkeeeeeeeeeeeeeeeeyoooooow viva RVP

  3. chicharito August 15, 2012 at 9:04 pm - Reply

    hambalyo hambalyo united taagerayasheda qiimaha badan waa hubaa sanadka horyalka 20aad waan qadeynaa championa sido kale rvp cup waa ka dhargaa viva united degea rafael vidic ferdinad evra nani kagawa carick young rooney vanpersie

  4. Cawke maxamuud ashraf August 15, 2012 at 9:20 pm - Reply

    Asc dhamaan umada soomaaliyeed wan idin slmy, sln kadib aad ayaan uga farax sanahay imaatinka r.v. Persie man utd welcom with open hands to man united

  5. saciidsayga August 15, 2012 at 9:26 pm - Reply

    k.k.k.k.k.k welcome to man united caawa waa farxadeydi isbuuca dambe iyo everton

  6. nuru abdi August 15, 2012 at 9:57 pm - Reply

    waa-kalabixi markan man u iyo man city

  7. aasbaro August 15, 2012 at 9:58 pm - Reply

    Woooow waa mahad santihin dhaliya sida hufan oo nagu soo gudbisan warkaan hadaa nahay tagero man utd adbaa ugu farax nay waxaa jaclaan lahaa in labarka looga siibo barbatov

  8. igadaa ciyaarta August 15, 2012 at 10:23 pm - Reply

    kkkkk de gea vidic fardinand evra velencia flatcher kagawa nani ashly young rooney roben van goal waah waah waraa galaayo man cty iyo wixii is waalo 20 yaa iga celin karo

  9. mahamed hassen August 15, 2012 at 11:02 pm - Reply

    waw waw waa warlagu farxo walahi wanubahanahay lacib sida van persie well came 2 united viva man united

  10. Abdiwali August 16, 2012 at 2:07 am - Reply

    Waaw waa war reer man united ufican reer man city udaran waxan lahad laya tageraya sha man united had ayan dhulka kudareyna city iyo wixi lamid ah

  11. khadar mohamed August 16, 2012 at 2:40 am - Reply

    waw welcme vanpasie

  12. khadar mohamed August 16, 2012 at 2:43 am - Reply

    waxan ahay wil ad ujecel man utd marar badana dhib umaray man u marka man u waxay nokentay vanpasie wa guuuuul by khadar from nbi

  13. Yuusuf August 16, 2012 at 5:11 am - Reply

    Waw wxaasaa imaraya rvp well come to oldtraford city weyhoogtay

  14. xudeyfa syl August 16, 2012 at 8:14 am - Reply

    hhh van goal way u dhamatay magci sharafti u laha ayu lumiyey koley man united wadba adaye maxa xigi dona viva liverpol

  15. cabdikariim hargaysaawi August 16, 2012 at 8:15 am - Reply

    waan idin salaamay mar labaad waa layska ogaa in uu ka tagaayo arsenal maxaa yeelay waxaa uu yaalay suuqa sidii neef xoola ah kuma faraxsani ka tagitaankiisa arsenal

  16. C.qaadir August 16, 2012 at 10:29 am - Reply

    Boo yaa
    new season
    new player
    waaw
    welcom to old traford

  17. C.qaadir August 16, 2012 at 10:31 am - Reply

    Asc dhamaan dhalinta bahda ku xiran
    new season
    new player
    waaw
    welcom to old traford

  18. C.qaadir August 16, 2012 at 10:34 am - Reply

    De gea
    refalel, vidic, evans, evra
    nani, kagawa, giggs, valencia
    rvnp, rooney

  19. Gardoon August 16, 2012 at 12:56 pm - Reply

    Wan kufaraxsanahay runti waregitanka lacibkan nosowaregay

  20. A,shigow August 16, 2012 at 7:34 pm - Reply

    Asc dhaman tagero man utd wan kufarax sanahay

  21. a/kariim ibraahim cabdi August 24, 2012 at 7:49 pm - Reply

    waan ku farasanahay hadaan nahay taageerayaasha man united van peries

Leave A Response »