Waxaa Akhrisatay :1083
Naadiga Man United ayaa si weyn u daneynaya in ay kooxda ku soo biiriyaan laacibka garabka bidix kubada uga qaabeysa naadiga FC Porto ee u dhashay dalka Prazil James Rodriguez kaasi oo qarka u saran in kooxdiisa uu ka huleelo xagaagan .
Baadi goobkaan ayaa soo baxaya xilli Evra uu u gacan haatinayo in uu ka huleelo kooxda shayadiinta cas cas iyadoo uu isha ku hayo kooxda haniilaayasha reer carbeed ee PSG ee dalka faransiiska .
Balse war ka soo baxay Evra ayaa sheegaya in kooxda uu ka huleelayo marka uu shaqada tababarnimada uu ka fariiso macalin Sir Alex .,Evra ayaan illaa haatan laga hadal arin ku aadan in hishiiska uu u cubooneysiiyo kooxda , iyadoo uu u yimid sanadkii 2005-tii.
Dhaliye Isha Ciyaaraha .











Ninkan colonbia miyuu u dhashay ama brazil secamal sxbayaal
K k k war wadanka chile ayu udhashay evra wa difac ninkanna wa 11 iska saxa warbixinta
Braziuil waye bro
War nin yahow dhaliye waa mid had iyo jeer beyn qoro waxa oo qoraayo waa beyn cad war isku xishoda
Ninkan colmbeya ayu udhashay mahan barasil dhaliye.com tan kalana qoralka dhan aya idinka qaldan evre iyo jemes rodregos max wada kenay ilen evra maba laka hdlene saxafad waxba kama taqanan
Dhaliye warkiina dhan waa been meel aad ka jirtiin malahan fuu aa tihiin benta iska dhafa
Sxb yaal evra waa barazil