Tuesday, October 17th, 2017

Tevez Oo Kulanka Fiorentina Ee Europa League Ka Maqnaanaya

Published on March 13, 2014 by   ·   No Comments   ·   1,585 Reads

bfa93342db2c358f26fd7df5dac4ed148a94a750_325x200Tababaraha Juventus ayaa shaaca ka qaaday shaxdiisa kulanka galabta uga hor tagayaan kooxda Fiorentina ee qeybta ka ah wareegga 16-ka ee Europa League .

Bogga Football Italy ayaa sheegaya in liiskaan uu ka maqan yahay weeraryahanka kooxdaas ee Carlo Tevez sababo la xariira dhaawac jilibka ah oo uusan weli ka soo kabsan sida darteedna uu door biday in uu nasiiyo .

Shaxda Juve waxa ku soo laabtay xiddigooda qadka dhexe ee Pirlo ka dib markii uu kooxda ka maqnaa kulankii labadaan koox sababo la xariira ganaax .

Sidoo kale Osvaldo ayaa lagu wadaa in dhanka weerarka ka xoojiyo kooxda isaga oo ka bar bar ciyaaraya Fernando Llorente ama ebastian Giovinco

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...