Monday, December 18th, 2017

Suarez oo ka hadlay dhaawaca xilligaan soo gaaray

Published on May 23, 2014 by   ·   No Comments   ·   2,908 Reads

Luis Suarez ayaa niyada u qaboojiyay taageerayaasha dalkiisa Uruguay kadib markii dhaawac lama filaan uu ku soo baxay xiddigan.

 

Suarez ayaa ku maray qaliin guuleystay oo Jilibka ah Cisbitaal ku yaala Montevideo maalintii Shalay.

 

 

 

Luis Suarez ayaa rajeynaya inuu ciyaari karo kulanka dalkiisa 19 June ay la ciyaarayaan dalka England.

 

Wariyaal badan iyo taageerayaal ayaa isugu soo baxay banaanka Cisbitaalka markaas oo Suarez uu saarnaa kursi laguna kaxeynayay.

 

“Waa idin mahadcelinayaa dhamaantiin taageerayaasha ah,waxaan rajeynayaa inaan maalmaha soo socda caafimaadkeyga 100% uu noqdo,aana cawaiyo saaxibadeyda ayuu yiri Suarez isagoo la hadlayay La Ovacion.

 

27 Jirkan ayaa ku guuleystay abaalmarinta PFA iyo abaalmarino kale oo ay ku jirto kabta dahabka gool dhaliyaha ugu badan Yurub oo isaga iyo Ronaldo ay qeybsadeen.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...