Waxaa Akhrisatay :661
Daafaca kooxda Arsenal Squillaci ayaa shaaca ka qaaday in boorsooyinkiisa uu ka qaadanayo Lonodn oo sedex sano ka hor kaga yimid kooxda sevilla ee dalka Spain .
Laacibka waxaa inta badan uu ka sheeganayay dhaawacyo bilaawgii ku soo biiradiisa Arsenal , waxa uuna ka waayay boos iyadoo fursad uu u waayay in kooxda la soo muqdo tan iyo xilli ciyaareedkii hore .
Laacibkaasi 32-sano jirka ayaa hishiiskiisa Arsenal waxa uu dhamaanaya dhamaadka xiili ciyaareedkaan , waxa uuna si weyn uga careysan yahay booska uu ka weysan yahay Arsenal .
Hadii laacibka uu ka huleelo Arsenal waxa uu wajiga saaraya horyaalka faransiiska halkaasi oo si weyn looga gacan haatinayo.











Gud bye…….dinaca defaca wan kamaramna