Sneidjer:- dhinac kasta way u ficantay inan tago January

Dhaliye December 30, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :382
article-1354360490148-0D03BB4E00000578-467763_466x310

Waxay u eegtay in maalmihii kubad sameeyaha reer Netherland ee kooxda Inter Wesley Sneidjer ay gabogabo ku jiraan, ka dib markii uu ka baxay xisaabadka tababaraha da’da yar ee Stramaconi, aanu u ciyaarina sidii barigii hore u ciyaari jiray.

Mar u ka hadlay Sneidjer mustaqbalkiisa kooxdiisa talyaaniga ah kaaso tilmaamay inay cid kasta u fiicantay inan ka tago naadiga suuqa Mercato ee bisha Janaury.

Waxa uu yiri “waan jeclay inay qof kasta u fiicantay inan Inter ka tago bisha Janaury, sababtoo ah cidna qof iska fadhiya mushar bilaash ku siin mayso, aniguna inaan iska fadhiyo oonan ciyaarin yeeli maayo, marka waxa fiican inagoo kala tagna waanan filaya inay kooxdu ka raali ahaan doonto tagitaankayga”

Leave A Response »