Monday, June 26th, 2017

Sergio Ramos oo sii jooggi doono Real Madrid

Published on August 1, 2015 by   ·   No Comments   ·   966 Reads

 

Ka dib khilaaf muddo badan soo jiitamayay Sergio Ramos ayaa ogolaaday inuu heshiis 5 sano ah u saxiixo Real Madrid.

 

Sida laga soo xigatay ABC, daafacan dhexe ayaa sanadkiiba mushaar ahaan u qaadan doono €9 million yuro oo u dhiganta  (£6.3m) oo pound.

 

Sidoo kale lacago abaal-marino ah ayuu heli doonaa haddii uu kooxda kula guuleysto koobab,lamase shaacinin inta ay la ekaan doonto lacagtaas.

 

Madaxweynaha Real Mdrid, Mr Perez ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii uu Ramos ku sii jooggi lahaa garoonka Bernabeu,xilli uu dhawaan halkaas faarujiyay Iker Casillas oo 25 sano joogay Madrid,ahaana kabtanka kooxda.

 

Waxaa soo afjarmay rajadii ay Manchester United ka laheyd saxiixa 29 jirkan ka tirsan xulka qaranka Spain.

 

Man United ayaa dhawaan laga soo xigtay inay tiri” Ramos waana qiyaamay waaayow axaa uu inoos heegay inuu Old Trafford imaan doono,laakiin waxaa uu doonayay inuu Real uga nixiyo si mushaar qaali ah uu u helo.”

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...