Schweinsteiger ” Mustaqbalka Waan Ka Tagayaa Beyern Munich”

Dhaliye December 28, 2012 1

Waxaa Akhrisatay :742
qqqXidiga Beyern Munich Schweinsteiger ayaa wareysi uu bixiyay shaaca kaga qaaday in meesha uusan ka saareyn in naadi kale oo aan aheyn Beyern Munich uu u ciyaari doono mustaqbalka .

 
Inakstoo hadalkaan uu ka soo yeeray laacibkaan hadana hishiiskiisa waxa uu ku siman yahay illaa iyo sanadka 2016-ka iyadoo tanina ay tahay laba xilli ciyaareed .

 
Schweinsteiger ayaa lagu tirayaa laacibiinta ugu wanaagan aduunka ee dhanka qadka dhexe , waxaana in muddo ah isha ku hayay oo doo-doonayay kooxo waa weyn oo ay ka mid yihiin Real Madrid iyo Chelsea .

One Comment »

  1. Fellini December 29, 2012 at 7:05 am - Reply

    Welcome eveton

Leave A Response »