Waxaa Akhrisatay :725
Gool dhaliyaha Real Madrid Ronaldo ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday ka dib kulan wareed uu qabtay in Real madrid meel uusan uga socon , isla markaana hishiis uu kula jiro dadaalkiisana isugu geynayo u hal gamidda funaanada cad , waxa ayna tani soo baxeysa xilli todobaadyadii ugu dmabeyay wararka la xariirinayeen in United ama PSG uu u biirayo.
Waxa kale uu kulan wareedkiisa uu ku sheegay in ay muhiim tahay in la ixtiraamo go`aanada Jose Mourinho gaar ahaan go`aankiisa uu ku fariisiyay gool hayihii kooxda .
Mar uu ka hadlayay kubada dahabka ee shanta maalin ka dib la bixinayo ayuu yiri ” dhib malaha hadaan ku guuleysan maxaa yeelay nolosha weli waa jirtaa , Real deganaasho ayaan ku haystaa ” ayuu sii raaciyay











Viva ronaldo ada kuleh insh’allah hawel welin hakawecan nadigada Thanks C.RONALDO
Ronaldo lacibka dunida waa adiga lacibkale majiro madrid team ka ficana majiro dunida