Robinho ” Waxaan Rabaa Kooxda Santos”

Dhaliye December 28, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :271
robLaacibka reer Brazil iyo kooxda Milan Robionho ayaa u hamuun qabo in uu ku laabto kooxdiisa hore ee Santos iyadoo xaflad music oo ka dhaceysay dlakaas toos uu uga sheegay in uu doonayo in horyaalka Brazil ku soo laabto.

 
Arintaan ayaa lagu tilmaamay in Robinho uu uga gon leeyahy in uu ku dajiyo taagerayaasha Santos uguna sheegayo in ku soo biiridda Santos ay dhaw dahahay , iyadoo dhawanahaan uu socday wadahalo u dhaxeeyay Milan iyo kooxda Santos .

 
Sidoo kale madaxa kooxda Milan ayaa dhankiisa isna qiray in Robinho uu dhawaan ka bar bar ciyaarayo xidiga da`da yar ee Neymaar .

 
Waxaase weli dhab ahaan la helin qiimaha ku baxaya iyadoo wararka qaar sheegayan in 10-milyan uu gaarayo qandaraaska iibinta laacibkii hore ee City.

Leave A Response »