Roberto Mancini Oo Ku Furka Ku Tuurtay Mario Bolotelli .

Dhaliye December 10, 2012 2

Waxaa Akhrisatay :1051
Tababaraha qibrada yar ee Man City Roberto Mancini ayaa ku xanaaq furtay saaxibkiisa Mario Bolotelli kaasi oo kulankii shalay soo bandhigin ciyaar lagu qanci karo taasi oo keentay in bilaawgii qeybtii hore lagu bedelo Tevez.

 
Waxa uuna Mancini ku goodiyay in laacibka uu ka eryi doono kooxda hadii uu ku sii socdo xaaladda haatan uu ku jiro, inkastoo dadka ciyaaraha taxliliya leeyihiin  cga jugleyntaan meel fog ma jirto.

 

 

“waan jeclahay Mario waa laacib muhiim ah xageyga balse waa in uu ka fekaraa shaqadiisa dhab ahaan , waxa uu xalay sameeyayna looma dul qaadan karo , mana garanayo waxa heer ciyaareedkiisa hoos u dhigay ” ayuu sii raaciyay .

 

 

Mancini ayaa qeyb ka leh guul daradii shalay iyadoo uu ku qaldanaa in Tevez gadaal ka soo giliyo kuna soo bilaabo Mario iyado sidoo kale uu bedel lahaa Nasri oo baaska qal qaldayay .

Dhaliye Isha Ciyaaraha

 

 

2 Comments »

  1. Welsher December 10, 2012 at 9:22 am - Reply

    Nasri aya qaladka leh kulaha k.k.k.k. War nasri iyo yaya ture la.antot mawa shaqen karto man city viva arcenal

  2. Kamaal cade December 10, 2012 at 9:31 am - Reply

    Wasax nasri wulaha bedal

Leave A Response »