Waxaa Akhrisatay :2045
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Weeraryahanka Poland Robert Lewandowski uu ka tagayo Borussia Dortmund ,Waxaana Xidiga Si aad ah ugu hanqaltaagayo Xiligan Chelsea iyo Manchester United.
Ciyaaryahanka ayaa Xalay tagay dalka Ingiriiska halkaas oo ay kula ciyaarayeen kooxda Manchester City in kastoo mar dambe la badalay.
Sidoo kale Robert Lewandowski waxa Xiisaynaysa kooxda Spain ee Real Madrid ee Macalin Mourinho uu layliyo,waxaana Real Madrid dagaal ay la gali doontaa United iyo Chelsea.
Sida Wargayska BILD uu Sheegay Robert Lewandowski ayaa shaqsiyan sanadkaan doonaya inuu ka tago Dortmund waxaana heshiiska uu kula jiro kooxdiisa uu dhacayaa sanadka 2014.
Ilo ku dhow dhow Ciyaaryahanka ayaa sheegayo in Robert Lewandowski uu Midkood ku biiri Doono Real Madrid,Machester United iyo Chelsea uuna sii joogi doonin Horyaalka Germany.











Welcome to manutd
Well come to stamford pridge
ku soo dhowoow man united sababtu waxay tahay wad ogtahay sxbkaaga kagawa man ayuu jooga sidaa darteed iska imaaw kkkkkk insha wuu imaan doonaa
wad salaamantihiin reer man u
welcome to beera buu lendawiski
Welcome to blues
Wel come to man united