Riix halkaan Si aad u aqrisato Xidiga lagala Wareegay Suuqa kala iibsiga iyo Muuqaaladooda

Dhaliye September 1, 2012 4

Waxaa Akhrisatay :5044
Suuqa kala iibsiga Ciyaaryahaanada ayaa xalay soo xirmay waxaana suuqa laga kala qaatay qaybighii ugu dambeeyay Xidigo muhiim ah.

Hadaba Xidiga Xalay Wareegay waxaa kamid ah.

Would you sign this man? Chelsea's Michael Essien is a target for Arsenal

Michael Essienaq ayaa waxaa uu si rasmi ah waxaa uu ugu biira kooxda Real Madrid ee Dalka Spain kadib markii Si amaah ah ay kula wareegtay.

Arsenal ayaa ku dhawayd heshiiska Essien lakiin Tababare Mourinho ayaa mardabe Suuqa kala Iibsiga Soo galay maadaama uu katagay Diara.

Manchester City sign Javi Garcia
Javi Garcia ayaa kasoo katagay kooxda Benfica waxaana uu si rasmi ah uu ugu biiray kooxda Manchester City waxaana sidaa daraadeed Man City suuqa kala iibsiga waxaa ay kala soo wareegtay Xidigaha kala ah Scott Sinclair ,  Maicon,  Matija Nastasic oo ay kala soo wareeftay Fiorentina iyo Goolhaye Richard Wright.
First day: Scott Sinclair (centre) joins his new Manchester City team-mates in training on Friday morning
Waa Xidiga Cusub ee Man City Scott Sinclair oo la tabaranaya kooxdiisa cusub,islamarkana lah tala ka dhagaysanaya Macalin Mancini.

Heading to the Lane: Hugo Lloris has joined Tottenham

Hugo Lloris oo ahaa Goolahayihii kooxda Lyon ayaa ku biiray kooxda Tottenham waxaana uu qalinka ku duugay Afar Sano oo heshiis ah.
Yossi Benayoun: Spent two years with West Ham between 2005 and 2007
Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Xidiga Qadka dhexe ee  Yossi Benayoun uu dib ugu biiray kooxiiii hore ee  West Ham United Si amaah ah.

All white on the night: New signing Clint Dempsey with Spurs shirt
Clint Dempsey oo lagu waday inuu ku biiro kooxda Liverpool ayaa si layaableh waxaaa uu ugu biiray kooxda Tottenham.
£6million ayay kula soo wareegtay laacibka USA waxaana uu qalinka ku duugay Sadax Sano.
Alessandro Del Piero - Juventus
kooxda Sydney ayaa si rasmi ah waxaa ay ula wareegtay Waaya araga Weeraryahankii Juventus Del Piero.
Ibrahim Afellay for Barcelona
kooxda Schalke ayaa Si amaah ah waxaa ay kula soo wareegtay Xidiga Holland iyo Barcelona Afallay.
New arrival: Stephane Mbia is unveiled at Loftus Road
Stephane Mbia’s  ayaa ku biiray kooxda QPR ee Dalka England waxaana uu kasoo tagay kooxda France ee Marseille waxaana uu tijaabo Caafimaad u maray kooxda Qpr.
Naga Filo goordhow dhamaan Suuqa kala iibsiga Ciyaaryahanada lagala Wareegay.

4 Comments »

  1. Mahad napoli September 1, 2012 at 11:23 am - Reply

    Wepkaan caadi mahan

  2. sacdiyo c/kariin jamac October 15, 2012 at 1:18 am - Reply

    Gulihi ugu dambeyay egartay koxda barcelona

  3. Cabdiraxmaan December 30, 2012 at 8:46 am - Reply

    Aad ban ugu farxsanahay inaan kala xidhidho ciyaaraha oo dhan

  4. C.kaafi March 29, 2013 at 3:44 pm - Reply

    Ha ha waa nabad tan ugu ficn

Leave A Response »