Redknapp Oo Si Naxariis Leh U Eegaya Joe Cole

Dhaliye January 1, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :386
m4War ka soo baxay naadiga QPR ayaa lagu sheegay in ay doonayaan ayna ka heleen farsamada laacibka kooxda Liverpool Joe Cole , ayna qorsheynayaan in ay dalab u diraan kooxda Liverpool.

 
Laacibka inkasstoo mushaar gaaraya todobaadkii 90-kun oo gini uu ka qaato kooxda hadana wax ka hor tagan ma jiraan in uu ka huleelo kooxda maadaama qorshayaasha tababaraha cusub uusan ku jirin.

 

 

Tababaraha QPR Redknapp ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu ka faa`ideysto farsamada laacibkaasi si koxda QPR ay madaxa u soo qaado ayna ka bad baado in darajada labaad u dhaadhacaan iyadoo sanadkii hore ku dhaawadeen in doonta kooxaha koowaad ka dhacaan .

Leave A Response »