Shabakada Real madrid ayaa cadaysay in laacibka qadka difaaca ka ciyaara ee Pepe uu maqnaan doono muddo bila ka dib markii uu qaliin lagaga sameeyay kuraanta ama qonofka.
Halkaaso la filaya inuu qaliinka uu fulinayo dhakhtarka caanka ee la yidha Van Dyke, iyadoo la filayo inay gadhayso mudada uu maqnaan doono hal bil lana rajaynayo inuu ka qayb qaato kulanka Manchester United ciyaarta ka dhacaysa garoonka Old Trafford.
Hadaba arinka la yaabka lihi wuxu yahay in dhaawacan soo gaadhay ciyaaryahankan uu aha December ciyaarti al dheeleen Espanyol, halkaaso jariirada aadka ugu dhaw kooxda ay la mid noqotay saxaafadaha kale oonay wax waraba kasoo qaadi karin qalalasaha ka dhex jira awgeed.
Hadaba akhriste ma kulatay in maqnaashiyaha halyayga difaaca Real Madrid Pepe wax ka dhimi doono mise Real way haysa badalkiisa oo inay cidi maqantay lama dareemi karo?













Run ahaanti pepe wax wen ayow kahaye dhanka difaca manajirto cid bedela oo uqalma oo koxda katirsan pepe deg deg sosoco
Doqon aakhir isaga ayaa isdili
Ha maqnaado ilaa ciyaarta united
WAAR KANI WAA NACAS AWALBA KOOXDA UMA CIYAAREE ROLANDO AYUU UCIYAARI JIRAY ROLANDONA ISKA QUUSAN ISNA HA ISKA JIIFO
waar waa sax waa uu istaahilaa in uu dhaawac mo kani waa nacas aan laga nacasanayn