Tuesday, October 17th, 2017

Real Madrid oo xaqiisay inuusan iib ahayn Benzema

Published on August 3, 2015 by   ·   No Comments   ·   1,921 Reads

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa Arsenal uga digay doonista weeraryahankiisa Karim Benzema waxaana uu sheegay inuu sii joogayo kooxda.

 
27 jirkan ayey ku riyoonayaan taageerayaasha Arsenal inta uusan suuqa kala iibsiga xermin inuu ku soo biiro kooxdooda xagaagan.

 
Laakiin Benitez ayaa warbaahinta Germany ku sugan u cadeeyay Karim inuusan iib aheyn.
“Benzema waxaa uu la joogayaa Inaga, siweyn ayaan ugu faraxsanahay isaga ma arko sabab uu ka baxayo.” Ayuu yiri tababaraha Cusub.

 

Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka habeen dambe Germany ay kula ciyaarayaan Tottenham ee Audi Cup Semi finalkiisa.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...