Ciyaarta bari dhici doonta ee ka dhaxaysa labada kooxood ee Barcelona iyo Real Betis oo kamid kooxaha Barcelona caqabada ku ah marka ay kula ciyaarayso garoonkooda.
Hadaba naadigan kasoo jeeda deegaanka “Catalonia” waxa uu ku badiyay garoonka Betis 3jeer oo khaliya 13 sanno ee ugu dambeeyay.
Waxa ay ku dhamaatay 5-tii ciyaarood ee ugu dambeeyay garoonka “Estadio Benito Villamarín” barbar dhac 3jeer iyo 2jeer oo ay betis guul ku gaadhay halka ay Barcelona marnaba badin, waxanu noqonaya badiskii ugu dambeeyay ay Barcelona garoonkan ku gaadho sanadkii sebtember 2005 kaasoy ku badisay 4-1 halkaso ay goolasha ukala dhaliyeen (Mark van Bommell,Eto 2 gool, Santiago Ezquerro).
Halka tobankii ciyaarod ee labada naadi kulmisay Barcelona waxa ay badiyeen laba jeer betis-na waxay badiyen afar jeer,afar ciyaaroodna ku dhamaaden barbardhac












Barcelona cwa walaga badina viva madrid and arcenal
Goalfm.net,
See Cml Hee Sidee Kudhihi
Kartaan Barcelona
Waxguul Ah Kuma Gaarin
Last 7 Years Garoomada
Kooxaha Reer Andalusia,
Qodobkaas Iska Saxa Waayo
Andalusia Waxaa Kadhisan
Kooxo Badan Sida:
FC Sevilla,
Real Betis,
FC Malaga,
FC Almeria,
FC Granada, &
Cadiz FC,
Mana Jirto Koox Eeysan Barca Kaga
Badin Gobolka Andalusia,
Tusaale Ama Daliil:
Xili Ciyaareedkaan Hada Socda
Ayaaba Ugu Dambeeysay
“Barca” Oo Guul Kusoo Gaarta
Gobolka Andalusia,
Ayagoo 3-2 Kusoogaraacay
Kooxda Weeyn Ee FC Sevilla,
Sidoo Kale Xili Ciyaareedkii
Eeynu Kasoo Gudubnay
“Barca” Waxeey Andalusia
Kaga Soo Adkaatay Kooxaha
Kala Ah
FC Malaga &
FC Granada,
Marka Sidee Kudhahdeen
Barca Wax Guul Ah
Kuma Eeysan Gaarin
Gobolka Andalusia Last 7 Years,
Maqaldame Waa Alle
Ee Iska Saxa Qodobka
Mahadsanidiin
Goolfm.net,
Hhhhhhhh wa badine betis barckana dawn markasto
Barcelona 5 – realbetis 1
(fabregas 1) (ineista 1) wuu ciyari (xidiga adunka lion messi 3gools) sxb