Rafa benitez:- guushani waa bilawga casriga cusub ee chelsea

Dhaliye December 6, 2012 1

Waxaa Akhrisatay :1128

Waxa uu amaanay tababaraha naadiga Chelsea ciyaaryahanadiiisa kulankii xalay ay la ciyaarayeen kooxda wadanka Denmark ee Nordsjælland taasoy kaso gaadhen guul wayn 6-1.

Ciyaarta waxa lagu arkay ciyaryahanada Chelsea oo si fiican u ciyaarayay goolalna dhaliyay khaasatan Fernando Torres oo baryaha ka soomana goolasha se kulankan dhaliyay laba gool.

Wuxuuna noqonaya guushani tii koowad ee uu gaadho tababare rafa penetiz sidii uu qabsaday naadiga Chelsea mar uu ka hadlayayna waxa uu yidhi “wan garanyay inay ciyaaryahanadani ay karaan inay si fiican u ciyaaran dhalin karana intan ay manta dhaliyen in ka badan, hadan anigu iska hadlana sidan fiican ay u ciyaareena waxay ahayd cadayn waxan ku arko tababarka,arinka ugu muhiimsanina waa Torres oo loo samaynayay fursado isna uu dhaliyay”

 

One Comment »

  1. Ciise. Bakeey.suqa.bakaraha December 6, 2012 at 9:29 pm - Reply

    Waa. Ok. Wooooooow

Leave A Response »