Radamel Falcao oo la heshiiyay kooxda Real Madrid

Dhaliye December 9, 2012 2

Waxaa Akhrisatay :954

Warar laga soo xiganayo saxaafada lagu magaacabo El Confidencial cadadkeedi saaka soo baxay waxa ay ku sheegtay in weeraryahanka kooxda Atlético Madrid uu u sheegay saaxiibadiisa kooxda in ay heshiis wada gaadheen Real Madrid si uu ugu wareego xagaaga 2013, sida la sheegayana ay raacisay in ay naadiga Real Madrid diyaar u yahay inuu bixiyo 60milion si uu u helo ciyaryahankan ka mida kuwa ugu fiican caalamka.

Iyadoon la hubin inuu tababare Jose Mourinho sii joogi doono naadiga Real sanadka soo socda, hadana uu yahay weeraryahanka kasoo jeeda wadanka  Colombia  mid soo jeedanaya indhaha tababare kasta oo caalamka ah.

Waxay raacisay jariiradani in uu qaadan doono Falcao position-ka  weeraryahanka reer argentine “Gonzalo Higuaín” kaaso la fasaxi doono oo  naadi cusub daydayan doono sanadka soo socda.

2 Comments »

  1. F.terry December 9, 2012 at 9:27 pm - Reply

    Hatagin real??? kaka oo kale ayaad noqon hadii kale

    • Real fan December 10, 2012 at 12:09 am - Reply

      Rer chelsea qarar aa idiinka hayo miyaa war qof walpa og in real iyo chelsea bola lesku doraneynin marka ha is dalininan lagu laha sida kaka ad nqne may sida drogba lagu jisaro kala lagugu jira ama side mcliminta u bahdilan ama e sharafta ogu qadan o kale ku galayan ha isku aadin iska imaw dariska london wa boring viv madrid

Leave A Response »