PSG Oo 10-milyan Oo Gini Ku Shaxaadeysa Sagna

Dhaliye December 11, 2012 3

Waxaa Akhrisatay :570
Kooxda PSG ayaa ku dhagan in 10-milyan oo gini ay kula soo wareegto daafaca Arsenal Sagna kaasi oo aan weli hishiis uu mudada ugu kordhinayo la gaarin kooxda , iyadoo uu ka meer meerayo .

 
Arsenal imtixaan adag ayay kala kulmeysaa in laacibkaasi sii haysataan marka suuqa kala wareegga uu furmo dhawaan , iyadoo laacibka uu diidan yahay in hishiis ku siman hal sano uu saxiixo waan qorsahaha ay dooneyso Arsenal maadaama laacibka da`diisa sii kordheyso .

 
Sidoo kale waxaa xaalkaasi uusan fadhin Walcott kaasi oo aan ka qeyb gal wanaagsan helin isla markaana wehel u noqday kursiga bedelka , taasi oo sii cakirsay xaaladda laacibka oo keentay in aan hishiiska uu cusbooneysiin.

 
Illaa haatan ma jiran wax war ah oo ka so baxay kooxda Arsenal , balse waxaa lala leeyahay Arsenal sanadkaan laacibiin badan ayay weyneysaa isla markaana muhiim u ah kooxda.

 

 

Dhaliye Isha Ciyaaraha

 

 

 

 

 

 

3 Comments »

  1. Nuurb December 11, 2012 at 1:06 pm - Reply

    Duqan waba nacay Sagna hagadin walcott o ah diyad ayad kubadalanee nani oo ah siiblo qaraba barka bel nani hakenin man u ayaba nacdaye xow tara wa 26jir tabarna mahayo viva walcott 4ever

  2. Bakar December 11, 2012 at 1:19 pm - Reply

    Aqayaaareeey welcote hala dira qaba sagna hala celiyo arsenal qad dhaxa iyo lagama hesto iyo garab welcote u hintime lkn sagna wa lo dhutina jekison buxi makaro boska sagna lkn kan welcote 3 ciyar yahana kuheysato oo kawanagsan sa qabo midakale arsenal waxe ubahan tahay in yarka rer franca olver waqti lasiyo lana keno gool dhaliya qatara sida huntlaaar ama d. Ba markasa werarka wuxu naqana 4werar an kala yaresan podlosky oliver iyo bidar laha gervinho iyo kan koxda kuso korda mida kale dafac dhaxda oo adag walo bahan yahay wayo wa ogsonahay kan kabtanka verm wa kacadahay cebtisa kan ghermany nafta aa usturooyo marka balayada welcote oo taga kama tagna boskisa wa jogan

  3. Dhalxah December 11, 2012 at 1:32 pm - Reply

    Sxb bakar wa runta ani ahan waxa qaba arsenal in lagu so kor dhiyo afar ciyar yahay o wax gala welcot ladiro 1 gool keeper qatara 2 dafac dhaxe 3 qad dhaxa racaya sida kan u ciyara a vila ey dalbatay arsenal iyo 4 werar yahay gol dhaliya inta oliver inglish laqabsana golasha dhaliya sida d .ba iyo hantlar midakale sagna koxda lagu haya qaba wayo jekinson iyo gibis waxa udìman kaliya waya aragnima min hal sana viva wilshere and arteta

Leave A Response »