Poyul oo ka cabanaya dhaawac wajiga kaso gaadhay

Dhaliye January 3, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :410
khakd

Captain-ka kooxda Barcelona Carlos Puyol ayaa ku dhaawacmay ciyaartii saaxiibtinimo ee qaranka Catalonia kuwaaso la ciyaaray xulka qaranka Nigeria.

Hadaba laacibiinta ka kale socday  Barcelona iyo Espanyol waxay ku fikirayeen ciyaarta Derby-ga ah ee maalinta axada soo socota, halkaasoo wacdarihii laga sugayay inay qaban.

Kabtanka kooxda Barcelona iyo qaranka Catalonia Carlos Poyul ayaa la saaray half-kii hore ee ciyaarta dhaawac soo gaadhay awgii, ka dib markii uu laacibka Nigeria ee Bright Dike suxul ku  dhuftay meel isha u dhaw.

 

kakh

Leave A Response »