Podolski ” Bayern Munich Waan Ka Taqalusi Karnaa”.

Dhaliye December 21, 2012 13

Waxaa Akhrisatay :1469
budoliskigWeeraryahanka Arsenal Lukas Podolski ayaa waxaa hareeyay kalsooni ka dib markii la isku aadiyay wareega 16-aad ee Champion-ka waxa uuna carabka ku adkeeyay in Arsenal ay ka taqalusi karto koxda Bayern Munich .

 
” Munich waa koox weyn oo sanadkaan iyo kii horeba waxa ay ciyaareen Champion-ka balse waxaan aaminsanahay in shartooda aan ka talaabsaneyno oo aynu tumeyno”ayuu ka yiri bogga rasnmiga ah ee kooxda Arsenal .

 
Tabaraha kooxda Arsenal ayaa horay ugu wel welsanaa in qoorta ay u galaan kooxda laga baqo ee Barcelona , waxa uuna sheegay in haatan xaalku uu wanaagsan yahay maadaama uu ka bad baaday Messi .

Dhaliye Isha Ciyaaraha

 

13 Comments »

  1. Nuurb December 21, 2012 at 9:40 am - Reply

    .k.k.k.k.k.k.k podolski halagu arko gemkasta fursadan kugu dawado wanhelaye viva wilshere ibnuxasan salan sre bro

  2. shaxda man December 21, 2012 at 10:01 am - Reply

    podolski waa sugay naa in aad wax tunto laakiin naga ilaali faanki after gameka ayaay fiicnaan lahayd faanku anyway viva arsenal

  3. Ibnu,xasan December 21, 2012 at 10:35 am - Reply

    K,k.k.k.kwarkas aya imarayo lukas bodoliski NOlaw viva 4 ever arsenal kkkkk wankaqaday cabdulle cade

  4. Fabregas December 21, 2012 at 10:55 am - Reply

    Viva arsenal waxan u rajeynaya iney champion-ka qaado Gunners or f.c.Barcelona

  5. Mata December 21, 2012 at 11:02 am - Reply
  6. kingkhalid December 21, 2012 at 12:53 pm - Reply

    luka guusho lugtada ayay kujirta wana fulaysan dona arse

  7. Abdulkader December 21, 2012 at 6:13 pm - Reply

    Aad ayaan uga xumahay inaad is barbar dhigtaan arsenal iyo bayern waxaa badinaaya bayern waxaana looga bbadinaayaa home iyo away dersan maxaa been aad naftiina ugu sheegaysaan arsenal waa ka dhamaatey sxb waa loo joogaa

  8. C.karim December 22, 2012 at 4:02 am - Reply

    Waxan day wilshere buu ku leyahay ibnu xasan waxaa dhahda mad waysay markad galkas dhehaysid waxa wayay ninka horeya bashqadaha

  9. c/raxman blues December 22, 2012 at 8:23 am - Reply

    Ciyaal arsenal naftiina been ha u sheegina bayern weyba dabaal dagtay kumana aadan ee iska daaya beenta aad naftiina ka dhaadhicineysan kkk kulaha wa badineynaa xataa bareejo ma galeysan labada kula koox heerka afaraad ah aa capital one idinka reebtay cebeey tacaal marka munich miyad u babac dhigi kartiin war xishooda adinka dhan waxa idinka soo haray xishood la’aan iyo habaar loosa joogee wixi dhaco

  10. lukas pedolski December 27, 2012 at 8:22 am - Reply

    kan bal daya dad waynow waa miskiin war arki doontaa in aad adigu dhisanayso maskiin. Viva pedolski

  11. lukas pedolski December 27, 2012 at 8:24 am - Reply

    viva arsenal and pedolski and walcott

  12. lukas pedolski December 27, 2012 at 8:27 am - Reply

    Arsene thanks for the memories but its time to say goodbye viva arsenal.

  13. Nuur deeq January 9, 2013 at 4:27 pm - Reply

    Arsinal 4 bayar 0

Leave A Response »