platini:-messi wuu jabin doona rikoodhkayga

Dhaliye December 7, 2012 10

Waxaa Akhrisatay :1185

Mar lala hadlay madaxwayna eufa Platini ayaa wax uu sheegay in xidiga reer Barcelona Messi uu u malaynayo inuu dhaafi doono isaga oo jabin doono score-da hore oo dhan.

Waxa uu Messi haystaa 3kubadood oo dahabiya waxanay isaga mid yihiin oo hore uqaatay 3 kubadood o dahabiya Johan Cruyff Platini iyo Van pastin lkn messi ayaa aad loogu hanwaynayahay inu qado sanadkan ta 4ad.

Waxa uuna yidhi “waan hubaa inu messi dhaafi doono sadex kubadood oo uu afaraysan doono dhaafi doonana aniga iyo Van pastin iyo Cruyff se garan mayo inuu ahaan doono sanadkan ama ka dambe”

Waxa uu xidigani Messi tartan kula adag kula jira sanadkan  Cristiano Ronaldo iyo Iniesta.

 

10 Comments »

  1. Nuurb December 7, 2012 at 9:19 pm - Reply

    Sanadkaan qaadi madoono miss sanadkan wakii ronaldo viva jack wilshere

  2. Axmad yare December 7, 2012 at 10:25 pm - Reply

    Sanadkan. Waa sanadkii Ronaldo

  3. Shiiqa December 7, 2012 at 11:15 pm - Reply

    Messi ayaa leh sanadkan score cusubne waa dhigi doonyaa maxaa yeelay hal gpoal ayaa uga dhiman scoreki muller viva messi

  4. Fabregas December 8, 2012 at 4:20 am - Reply

    Viva lionel messi asana iska leh sanadkan palon_ d_or ronaldo k.k.k.k.k.k. Waka habarta inad qaado dahabka messi iyo iniesta o jogan meshan-na gabdhaha waaka mamnuuc viva barce and gunners viva lio messi and santi cazorla

  5. Welsher December 8, 2012 at 5:29 am - Reply

    Sanadkan qadi madono viva c.r viva welsher

  6. masalaani yare December 8, 2012 at 6:31 am - Reply

    C R ayaaleh messi maxu yahay cunugan kubada walagu daba wadaa kubad laga so shaqeey ayu dhaliyaa tan kale timka ayaa dhisan oo xoogan xataa haduu mesi maqan yahay 5 gol ayey ku badiyaan

  7. C/nasir December 8, 2012 at 8:23 am - Reply

    Waxa skale ronaldo waxa yele messi wa caruur

  8. abdi bile December 8, 2012 at 8:48 am - Reply

    waxaa iskaleh eniesta ayaa leh kurtigin ben bad shegten

  9. Xavi December 8, 2012 at 9:14 am - Reply

    Mel libax sogalay lo ma jogeyso messi mel oo jogo ronaldo maxo ka gala he wa su ale ciyalka man u and real iska ooya le mar walbana messi marati u noqda kkkkkk maskin viva barca and messi

  10. F.terry December 8, 2012 at 9:53 pm - Reply

    4years ato lion messi wayo wuu uqalmaa waxaana uqiray madaxa ku bada adunka pletini ha is waree rinin dhaha ronaldo waxba kuma yalo meesha sxb

Leave A Response »