Waxaa Akhrisatay :719
Jose Mourinho Macalinka Real Madrid ayaa daboolka ka qaaday in Weeraryahankii hore ee AC Milan Pippo Inzaghi oo hadana ah Macalin Kooxeed uu waydiistay inuu waaniyo.
Tababare One oo ah Nin aad u faan badan ayaa saxaafada Siiyay War ah in Pippo Inzaghi uu uyimid kadibna uu isaga ka codsaday inuu siiyo Talooyin badan oo ku talacaluqa Tababaranimada.
Inzaghi ayaa ah hada Tabaraha kooxda yar ee AC Milan.
“Inzaghi waxaa uu igala tashtay qaabka kooxda lagu hogaamiyo markii ugu horaysay ee uu bilaabayay Shaqada AC Milan ee macalinimada”Sidaas Mourinho ayaa yiri.
Jose Mourinho ayaa qeexay inuu kula taliyay Inzanghi inaysan jirin Cid ku dhalatay Macalinimada ,kaliya loo baahanyahay Maskax iyo kalsooni buuxda oo aad ku qabto Marwalbo inaad badin karto.










