Monday, June 26th, 2017

Petr Cech iyo Arsenal (Sheeko xiiso leh)

Published on August 3, 2015 by   ·   No Comments   ·   2,363 Reads

 

Goolhaye Petr Cech ayaa noqday ciyaaryahankii 199 aad ee tababare Arsene Wenger inta uu tababare yahay Gunners kooxda ku soo biira.

 
Laakiin ma ogaan kartid xiddiga uu noqon doono kan  200 aad ee Arsene Wenger uu keeni doono kooxda xagaagan ama kan xiga.

 
Tababaraha France mudo dheer ayuu ku fadhiyaa kursiga kooxdan waxaana xili ciyaareedkan uu u yahay kiisii 20 aad ee uu leyliyo Arsenal. Waayihisa Arsenal Arsene Wenger waxaa uu qaaday seddex Premier league.

 

 

Tan iyo markii xilka tababare Arsenal uu la wareegay 199 ciyaaryahan ayaa Arsenal ku soo biirtay oo kii ugu dambeeyay uu noqday goolhayaha Chelsea ka yimid.

 
66 kamid ah 199-kaas ciyaaryahan ayaa kaga yimid Arsenal gudaha England.

 
Alexis Sanchez ayaa ahaa xiddigii 193 oo ku soo biira Arsenal halka Mesut Ozil uu ahaa xiddigii 183 aad Arsene Wenger uu keenasado.

 
Guud ahaan waa kuwan magacyada 199 ciyaaryahan oo Arsenal inta uu Wenger tababaraha u yahay ku soo biiray.

 

Arsenal Arsenal1 Arsenal2 Arsenal3 Arsenal4 Arsenal5 Arsenal6 Arsenal7

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...