Peter Cech Oo Garoomada Ka Maqnaanaya Sedex Todobaad

Dhaliye January 3, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :298
perteWar kooxda Chelsea ka so baxay ayay ku sheegeen in gool hayahooda Peter Cech uu garoomada ka maqnaanayo muddo sedex todobaad ah dhaawac haya dartiis.

 
Waxa uuna laacibkaasi ku dhaawacmay kulankii Chelsea iyo Everton axadii la soo dhaafay , iyadoo xiligaas bedel lagu sameeyay ka dib markii xanuun uu dareemay.

 
Maamulka Chelsea ayaa ka wel welsan in mudada maqnaashihisa ka badnaato sedex todobaad, waxa ayna arintaan soo baxeysa xilli Chelsea xalay guul darro dusha loo saaray .

 

Dhaliye Isha Wararka Ciyaaraha

Leave A Response »