Pep Guardiola Muxuu ka yari Doonista Chelsea

Dhaliye November 21, 2012 8

Waxaa Akhrisatay :3550
War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Pep Guardiola uu ku adkaysanayo inuusan Xili ciyaareedkaan macalin noqon.

Xog Shabakada Goal.com aynu ka sooi xiganay ayaa sheegaya in Guardiolo uu wali uu ka noqon qorshihiisii ahaa in sanadka dambe uu soo galo garoomada.

Chelsea ayaa xooga saaraysa inay hesho macalinkii hore ee Barcelona Pep Guardiola oo aan aqbali doonin xiligan codsiga ugu imaanaya  Roman Abramovich oo taageero u ah  Macalinkan in kastoo Benitez isagana uu ku jiro liiska Tababarayaasha ay Chelsea doonayso.

Warka waxaa uu intaas ku darayaa in Guardiola uu ku faraxsanyahay waqti xaadirkaan la noolaanshaha ehelkiikiisa oo Mareykanka Jooga umana soo jeeda Shaqada lagu raadinayo.

 

8 Comments »

  1. Nuurb November 21, 2012 at 4:04 pm - Reply

    Chalsea wa kox wen lkn tababarayasha ma ixtiramo hantilaha koxdan

  2. Ibnu,xasan November 21, 2012 at 6:19 pm - Reply

    Ibrahimo vij ya keno arsenal arsene wingar inO ceyrshO ayan rabahae kkkkkk

  3. abdiwaduud mohamed dhaanto November 21, 2012 at 6:46 pm - Reply

    waxa aan aad ugu han waayn inuu noo yimaado macalinka wayn ee reeer katalooniya ee Pep Guardiola lkn way noqon wayday carqaabada jiro awgeed

  4. Deko yare November 22, 2012 at 6:35 am - Reply

    Bebgardila hasku imanin halkan ninkibirbadan baa lex koxda chelsi sharaftadey mel uga dha.aysaye viva blues

  5. Deko yare November 22, 2012 at 6:36 am - Reply

    Anigu hadan fikirkeyga kudarsado waxan dhixi lahaaBebgardila hasku imanin halkan ninkibirbadan baa lex koxda chelsi sharaftadey mel uga dha.aysaye viva blues

  6. Torres golden boy December 3, 2012 at 10:36 am - Reply

    Welcome pep guardila chelsea team

  7. mnuur January 27, 2013 at 6:23 pm - Reply

    Don’t came team buluu

  8. mnuur January 27, 2013 at 6:25 pm - Reply

    4get that. Ibarahima vich hedasent hev respect ok

Leave A Response »