Monday, December 18th, 2017

Pedro oo la xaqiijiyay in uu isaga taggi doono naadiga Barcelona

Published on August 1, 2015 by   ·   No Comments   ·   1,056 Reads

 

Madaxweynihii hore kooxdii Pedro San Isidro ninka lagu magacaabo Jaime Lorenzo ayaa shaaca ka qaaday Pedro inuu u biiri doono horyaalka Premier league.

 
27 jirkan ayaa lala xiriirinayaa Man United oo  u baahan iney ka dhigato badalka Angel Di Maria oo qarka u saaran inuu ku biiro PSG.

 
Josep Maria Bartomeu oo ah Madaxweynaha Barcelona ayaa isbuucii hore sheegay ineysan helin dalab ku aadan Pedro laakiin Jaime Lorenzo ayaa sheegaya hooyada Pedro inuu ka ogaaday xiddiga inuu baxayo.

 
“Pedro hooyadii ayaa inoo sheegtay inuu u dhaqaaqayo England,waxaan u maleeyaa inuu u wanaagsan yahay tartanka waxaa uu heli doonaa waqti badan uu ku ciyaaro ayuu u sheegay Lorenzo El Larguero.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...