Monday, December 18th, 2017

Ogeysiis ku socdo Akhristayaasha shabakadda Dhaliye

Published on September 10, 2014 by   ·   No Comments   ·   2,950 Reads

Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran shabakadda ciyaaraha ee dhaliye waxaan ogeysiineynaa in shabakaddu dhawaantaan laga hayay shaqo dhinaca Naqshada iyo cilado yar oo jiray oo aan iminka xalinay.

Hadaba akhristayaasheena sidi ay horay inooga barteen wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha caalamka iyo Soomaaliya ayaanu idiin so gudbin doonaan hadii alle raali ka noqdo, INSHA ALLAAH.

Mahadsanidii.

By: Maamulka shabakadda Dhaliye

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...