Muran ka dhacay rikoorkii Messi, ka dib markii la helay ciyaaryahan dhaliyay 107 sanad khaliya

Dhaliye December 12, 2012 9

Waxaa Akhrisatay :2197

Shabakadaha caalamka oo kacaan ka sameeyay ka dib markii la helay ciyaaryahan Africana oo u dhashay wadanka Zambia oo lagu magacaabo Godfrey Chitalu,goolashaas oo uu dhaliyay sanadkii 1972.

Chitalu waxa uu dhaliyay goolashan horyaalka wadanka Zambia,koobka Zambia,koobka africa  iyo ciyaaro kale oo xulka qaranka uu la ciyaaray mid saaxiibtinimo ama isreebreeba ha ahaatee, se xidhiidhka  FIFA may qirin ciyaaryahankan sababtoo ah xiligaa waxay dhisayeen kubada qaarada yurub oo khaliya, waxana ka mid ahayd ciyaaryahan ka ciyaara qaarada yurub oon u dhalan yurub kuma guulaysan karo kubada dahabka ah, se taaso la badalay sanadadii sideetamaadkii.

Ka dib markii uu iska casilay ciyaaryahankan Chitalu kubada cagta,waxa uu noqday tababaraha qaranka Zambia,halkaasu ku dhintay isagoo diyaarad la socda isaga iyo ciyaaryahanadiisi.

9 Comments »

  1. A/qadir juba December 12, 2012 at 11:51 am - Reply

    Wawarer aha he

  2. cumar December 12, 2012 at 12:58 pm - Reply

    viva AFRICA and Somalia and Aniga IYO shabakada Dhaliye.com VIVA Arsenal

  3. Murqo December 12, 2012 at 1:21 pm - Reply

    Aaaaaaaaaaaaaaaaaaax waar waa runtiina waan filayay in la beeniyo meesi

  4. khaled nasri December 12, 2012 at 1:43 pm - Reply

    BISMIL LAAHI RAXMAANI RAXIIM
    war MESSI wax wayn ayaaaaa qabsaday FIFA way qarinaysay ciyariyahanka AFRICA u dhashay ricord kaaaaaaaaaaaaaaasa kuu hadhay ahahah magaaadhaysid waxaasa lagugu shekeeeeeyey ahahahahahah

  5. Maxamed axmed baabil December 12, 2012 at 2:07 pm - Reply

    Arinkas aniga waxa uarka xaqirad iska cad

  6. lucky boy December 12, 2012 at 4:52 pm - Reply

    Kkkk I’m so hppy about that I don’t like messi

  7. Roscky December 12, 2012 at 10:48 pm - Reply

    Awalba kan fatale ayu aha

  8. Abdulahi December 13, 2012 at 12:20 am - Reply

    Rikoor majib l.messi ayaan dhihi lahaa hasa ahadee nin kale ayaaba lahay oo african man ah mana jabikaro l.messi

  9. C/laahi shariif December 14, 2012 at 1:42 am - Reply

    Asc walaalayaal marka hore waan kaxumahay in afrika hoos ladhigo viva aay yuru e kor uqaado lkn viva kubada dhaxdhaxaad kama naqankarteee ee afrika yasitaan ka hakadhaafto qofkasta darajadiisa halasiiyo waxa uu kugaaray

Leave A Response »