Friday, May 25th, 2018

Mourinho oo ku faanay in hal ciyaaryahan oo kaliya uu garaacay kooxda Man City

Published on February 5, 2014 by   ·   No Comments   ·   5,960 Reads

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Nemanja Matic ayaa waxaa amaanay qaab ciyaaredkisii kjulankii Chelsea  tababare Jose Mourinho wuxuuna sheegay in  Manchester City uu kusoo garaacay garoonka Etihad Stadium xiddigaasi.

Xiddigaha  Manuel Pellegrini ayaa guul daro qasab aheyd ay kusoo gaartay gurigooda taasoo aheyd tii ugu horeysay ee Premier League ee xilli ciyaareedkan .

Guushan ayaa ka dhiganaatay in kooxda Manchester ka hdisan ay labo dhibcood ka hoos marto kooxda London ka dhisan ee Arsenal.

Matic wuxuu qaatay go’aamkii aan doonayay wuxuu sameeyay wixii uu sameyn lahaa Jose oo garoonka ku jira ayuu sheegay Macalinka Chelsea Jose Mourinho.

“Ma dhihi karo waxaa diyaariyay guushan Matic lakiin dhaamnteen ayaa gaarnay ayuu hadalkiisa raaciyay Jose Mourinho.

Chelsea ayaa sidoo kale ku dhufatey saddex jeer ku dhufatay tiirka kubado halis ah taaso ku tusin katya ayuu yiri Macalin Jose Mourinho.

Matic waa 25 sano jir siwanagsan u ciyaaray kulankii Kooxda Manchester City dunida u laba bogleysay.

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...