Maxaad ka taqaanaa Dalalka Ugu badan ee Abaalmarinta Africa ku guulaystay

Dhaliye November 5, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :1875

Shabakada Dhaliye waxaa ay aqristayaasheeda ugu tala gashay inay waxbadan ugu faah faahiso Abaalmarinta Xidiga ugu fiican Africa.

Dal walba waxaa uu tartama Xidigo waana ay ku guulaystaan,xidigaha dalal badan ayaana abaalmarintaa ku guulaystay.

Si aad u ogaato dalalka ugu badan,inta ay qaateen ,iyo kaalmaha ay ka soo galeen ciyaaryahanadooda hadii aysan guulaysan xitaa.

Wins by country

dalka koowaad labaad sadaxaad
1 Cameroon Cameroon 12 7 8
2 Ghana Ghana 5 9 5
3 Nigeria Nigeria 5 5 9
4 Morocco Morocco 4 1 0
5 Ivory Coast Côte d’Ivoire 3 5 5
6 Liberia Liberia 3 4 0
7 Algeria Algeria 2 4 5
8 Senegal Senegal 2 1 0
9 Mali Mali 2 0 1
10 Democratic Republic of the Congo DR Congo* 1 3 0
11 Guinea Guinea 1 2 3
12 Egypt Egypt 1 1 4
13 Togo Togo 1 0 1
- Zambia Zambia 1 0 1
15 Republic of the Congo Congo 1 0 0
- Tunisia Tunisia 1 0 0
17 Chad Chad 0 1 0

* Known as Zaire Zaire until 1997.

Leave A Response »