Waxaa Akhrisatay :313
Kooxda West Ham ayaa qaab amaah ah ugu dambeyntii kula soo wareegtay xidigii Arsenal ee kursiga Keydka saaxibka la ahaa ee Marouane Chamakh kaasi oo dhawanahaan lala xariirinayay in kooxda uu ka tagayo .
Tababraaha West Ham Sam Allardyce ayaa xaqiijiyay in Chamakh illaa iyo dhamadka xilli ciyaareedkaan uu la sii joogayo kooxdaan oo caawa kulan adag lala leh Man United oo qeyb ka ah FA- Cup .
Arintaan ayaa soo baxeysa xilli West Ham sidoo kale ay la soo wareegtay Joe Cole kaasi oo Liverpool isaga iloobeen kursiga bedelka kooxda, waxa ayna West Ham weli dooneysa dhowr ciyaar yahan oo kale .











Chamakh mid loxisho kasodhig qaab ciyaredkada bro viva chamakh and arshavain