Marouane Chamakh Oo Horyaalka Faransiiska Si Weyn Looga Doonayo.

Dhaliye January 3, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :811
shIlo wareedyo ayaa tilmaamaya in weeraryahankii Arsenal ee kusriga keydka lagu iloobay ee Marouane Chamakh si weyn looga doonayo horyaalka faransiska gaar ahaan kooxda Lille .

 
Waxaana la filayaa in Shamakh uu ka huleelo Arsenal bisha dambe maadaama laacibka gabi ahaanba uu ka baxay qorshayaasha tababare Arsene Wenger .

 
Kooxdaan reer Faransa ma aysan sheegin qiimaha ay ku dooneyso laacibka balse waxaa ka go`an soo xero gilinta laacibkaasi rajo beelka ka qaaday Arsenal.

One Comment »

  1. Nuurb January 3, 2013 at 1:40 pm - Reply

    Chamakh guul ayan kurajenaa by

Leave A Response »