MARCA oo shaacisay war warka ka dhex jira Ronaldo iyo Florentino Perez

Dhaliye December 8, 2012 5

Waxaa Akhrisatay :1185

Mar hore waxa la  shaacisay war kasoo baxay saxaafada kasoo baxda wadanka spain ee   “As”   in uu Cristiano Ronaldo  u sheegay mulkiilaha Real Madrid inuu doonayo inuu ka tago kooxda isagoo ku sababay inanu ku faraxsanayn naadiga dhexdiisa ka dib ciyaarti Granada  ay la ciyaarayeen September tii hore

Halkaas oo ay ka faafiyeen saxaafadaha  Catalonian-ta ah, se dadka badankoodu aanay rumaysan sababo badan awgeed, waayo saxafada Marca ayaa u dhaw naadiga Real Madrid taason wax hadala ka bixin, se imika cadaysay in hadalka wax ka jiraan.

Waxay ay sheegtay jariiradan cadadkeedi shalay inuu Ronaldo ku yidhi Perez “anigu kuma faraxsani naadiga oo wan ka tagaya”,  halkaso uu  ugu jawaabay  “hadad doonayso inad tagto, noo keen lacag badan oonu kusoo iibsano Messi, waa inanay ka yarana 100million euro”

5 Comments »

  1. LIVERPOOLAND BARCELONA December 8, 2012 at 9:24 am - Reply

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAAR KII YARAA MAXAA HAYSTA WALEE WAXBAA LA TUSAY ISKAMA TEGI KARTID ADRT LACAGBAA LAGAA BIXIYAY WAKHTIGAAGII DHAMAYSO AMA ADR LACAG TII RAGA U CELI NEEEEF VIVA MESSI AND BARCELONA

  2. Nuurb December 8, 2012 at 12:08 pm - Reply

    .k.k..k.k.k.k viva ronaldo

  3. kkkkkk December 8, 2012 at 12:56 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Jawaab kuhaboon ayaa lasiiyay doqonka waxaa u aqliyeeyo mourinho oo u qarabeysto kkkkkk lkn labadabo jwb kuhaboon wey heystaan

  4. fabregas December 8, 2012 at 3:33 pm - Reply

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viiiiiiiiiiva barca and arsenal viva the best player in the world lionel messi and cesc fabregas and jack wilshere santi cazorla

  5. F.terry December 8, 2012 at 9:32 pm - Reply

    Agaaaa doqonki ronaldo wareer ayaa haysta cajab sxb. 4years lion messi kacabso

Leave A Response »