Tababaraha kooxda Man City ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la soo wareego xidiga Napoli ayaamaha soo socda.
Mancini waxa uu cadeeyay inuu baryahaaba la dhacsanaa weeraryahankan isagoo ku tilmaamay weerar yahan mustaqbal fiican leh.
Dhinaca kalena Cavani dhawaan ayuu u cusboonaysiiyay heshiiska kooxdiisa halkaaso oonu si sahlan kaga bixin karin Sao poa, dariiqada uu kaga bixi karaana ay tahay iyadoo la bixiyo lacagta lagu fasakhayo heshiiskiisa taaso gaadhaysa 51Million Pound.
Wakiilka laacibkan ee Mino Raiola ayaa yiri “imika Cavani wuu joogaya kooxda, se ma hubo marka Junne la gaadho”












Triker badna mancini sxbow boloteli iyo aguero khadka cavani iyo dzeko aya nagu filan taves wu cawine