Man United Iyo Liverpool Oo Ku Loolamaya Xidiga Everton .

Dhaliye January 2, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :683
fffyKooxaha Liverpool iyo Man United ayaa labadaba muujiyay rabitaankooda ku aadan laacibka kooxda Everton Marouane Fellaini, waxaana wararka qaar leeyihiin labada koox midkood ayuu laacibka ka mid noqnayaa .

Laacibkaas 25-sano jirka ah ee haatan kooxda kaga maqan ganaax sedex kulan ah ka dib markii uu hardiyay laacib ka tirsan kooxda Stoke Citu todobaadkii hore ayaa tibaaxaya in aysan u qorsheysneyn in uu ka huleelo kooxda .

 
” Waxan doonayaa in aan sii joogo Everton , waana ku faraxsanahay’ ayuu sii raaciyay iyadoo dhanka kale United iyo lIverool sheegin qiimaha lacageed ee ay ku doonayaan marka laga soo tago rabitaankooda ku aadan laacibkaas.

Leave A Response »