Man City oo ka doorbidaysa Guardiola tababare Mourinho

Dhaliye December 7, 2012 4

Waxaa Akhrisatay :900

Waxa ay sheegayan saaka wararka kaso baxaya saxaafada ingiriisku in naadiga Manchester City u dhaw yahay  inay soo xero galiso tababarihii hore ee Barcelona “Pep Guardiola” sanadka soo socda kana doorbidayan tababaraha Real Madrid Jose Mourinho.

Warar lago soo xiganayo saxaafada kasoo baxda wadanka England ee “dailymail” in naadiga Man City ka dorbidayo Guardiola sababtoo ah in uu yahay tababarahani mid free ah wakhtigan xaadirka, oo wax dhibaato ama kalifaad badan ku keenayn caksiga tababarha Real Madrid oy ku kalifayso in heshiiskiisa la fasakho oo la bixinayo lacag gaadhaysa “20million euro” taaso ka dhigaysa in laga yaabo in lagu arko tababare Pep garoonka city ee etihad stadium sanadka so socda.

4 Comments »

  1. Podolski December 7, 2012 at 12:56 pm - Reply

    Man city waa naadi yar pep guardiola uma socdo fikirkayga viva cazorla podolski jack wilshere cade walcott arteta

  2. Podolski December 7, 2012 at 12:57 pm - Reply

    Asc Man city waa naadi yar pep guardiola uma socdo fikirkayga viva cazorla podolski jack wilshere cade walcott arteta

  3. Chom cho December 7, 2012 at 2:04 pm - Reply

    Wellcomd pep hada. Imado etihad runti waxad helay team adag iyo lacibin ad ku shaqayn karto oo qibradada ay ka maqantahe wellcome vivi city. Aguero taves dzeko yaya silva super teli nasri hart maicon sabaleter

  4. bin madey December 8, 2012 at 8:52 am - Reply

    pep chelsea z da way 4 u man city wil nt go far any way the blues r waiting u bcoz they hv no coach afadhali frank lampard cn b acoach instead of mzee banitez

Leave A Response »