Tuesday, August 22nd, 2017

Arsene Wenger Oo Heshiis Cusub Saxiixaya

Published on May 19, 2014 by   ·   No Comments   ·   2,536 Reads

Macalinka kooxda arsenal arsene wenger ayaa lagu wadaa inuu qalinka saaro heshiis sadax sano ah oo kula sii joogaayo naadiga arsenal .

Mhogaamiyahaan reer frence ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa uu la sii joogi doono kadib markii uu ku guuleystay koobka  FA CUP oo ka dhigan in kooxdda uu sagaal sano kadib uu koobka u soo xareyaya.

The Gunners  ayaa diyaar u ah in Wenger  ay ka saxiixdo heshiis sadax sano ah 8m-per-season

64 sano jirkan  ayaa bajadkiisa badali doona si kooxdda oo kaga caawiyo tartanka ay kula jirto kooxdda mancity xagaaga soo socdo.

Wenger ayaa gacanta waxaa loo galinayaa lacag dhan 100 milyan

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...