Waxaa Akhrisatay :1223
Weeraryahanka Liverpool Luis Suarez ayaa gaashaanka u daruuray wararka la xariirinaya ee ah in uu ku biirayo kooxda Juventus oo si weyn u baadi goobeysa, waxa uuna warkaas ku tilmaamay kuwo runta ka fog.
Juve ayaa laacibkaan isha ku haysa waxa ayna wararka qaar sheegayaan in ay u joogaan aduun lacageed oo gaaraya 28-milyan oo gini , mana jiraan illaa haatan war rasmi ah oo ka soo baxay kooxda Lierpool .
Laacibkaasi oo ku biiray liverpool sanadkii 2011-ka ayaa saftay 69- ciyaar iyadoo uu dhaliyay 39-gool , waxa uuna si weyn ula qabsaday kooxda Liverpool .
Laacibkaan ayaa ka mid ah sedex ciyaartooy oo u calaamadeysan Juve iyadoo uu ku jiro Drogbo kaasi oo la xariiranayo in kooxdiisa shinaha uu ka soo laabanayo .
Dhaliye Isha Ciyaaraha .











Hasugina dheh liver waa halka 9 kali u ah e ay heystan hasugina dheh
Waxxaan kutalin lahaa inuu kubiiro juve sababta oo ah waa laacib dabeecad xun cunsurina ah waxaanan jeclaan lahaa badalkiisa ilakeeno michu iyo samaras iyo wolcot dhamaan akh yaarta waad salaaxan tihiin